HAMBALYO KU AADAN 1-DA LUULYO OO AAN U DIRAYO DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED!!!


HAMBALYO!!! HAMBALYO!!! HAMBALYO!!!

ANIGOO KU HADLAYA MAGACA WACYIGELIN WAXAAN HAMBALYO USOO JEEDINAYAA DHAMAAN UMADDA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AAD JOOGTIINBA. HAMBALADAAS OO KU AADAN MAALINTI AY KOOFURTA SOOMAALIYA KA XOROWDAY GUMAYSTIHII TALYAANIGA EE KU BEEGAN 1-DA LUULYO. ANIGOO KA FAAIIDAYSANAYA FURSADAN WAXAAN SIDOO KALE ILAAHAY KA BARYAYAA INUU NABAD KU SOO DABAALO DALKEENI HOOYO ANNAGNA NA TUSIYO XAQQA IYO WIXI WANAAGEENU KU JIRO. SIDOO KALE WAA MAALINTI AY MIDOOBEEN WAQOOYIGA IYO KOOFURTA SOOMAALIYA LANA CALEEMA SAARAY MADAXWEYNIHII UGU HOREEYAY ALLAHA U NAXARIISTEE “AADAM CABDULLE CUSMAAN.”

WAXAAN HALKAN IDIKUGU SOO BANDHIGAYNAA  LABA HEESOO OO AY MID QAADAYSO MAGOOL OO KU AADAN MUNAASABADAAS IYO WELIBA TAARIIKH KOOBAN OO DIB LOO JALEECAYO XORIYADDA WAQTIGI LA QAATAY IYO WELIBA HIRAR DAD AH OO AY FARXADI KA MUUQATO.  WAXAAD SIDOO KALE ARKI KARTAAN MADAXWAYNIHI UGU HOREEYAY EE SOOMAALIYA AADAN CABDULLE CUSMAAN. INTAAS WAXAA SII DHEER MID KA MID AH DHOOLATUSYADI LAGU QABAN JIRAY MUQDISHO EE LAGU SOO BANDHIGI JIRAY AWOODDA AAN WAAGAA LAHAYN.

WAXAAN DHOWAAN ARAGNAY WAX DOWLAD U EG EE WAXAAN ALLE KA BARYAYAA INUU NA GAARSIIYO NABAD IYO DOWLAD DAACAD U AH DALKEEDA IYO DADKEEDA INUU NA SIIYO.

HEESTI CIIDA XORIYADDA DALKEENA EE “MAANTA MAANTA”

Somali independence Day 1960

MAGOOL Maanta Maanta Waa maalin weyne Maanta

Limit to Submission (Somali Documentary 1980) part 1

Limit to Submission (Somali Documentary 1980) part 2 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: