WAXAA KASOO GOOSTAY CIIDAMAD AXMED MADOOBE ASKAR ILAA KONTON GAARAYSA KADIBNA WAXAA ASKARTAAS SOO WEERARAY CIIDAMADA KENYA OO LABA ASKERI KA DILAY.


Waxaa ciidamada Axmed madoobe kasoo goostay ilaa konton askeri. Kontonkaas askeri ayaa marki danbe waxaa soo weeraray ciidamad Kenya iyagoo marki hore isku deyay inay soo celiyaan laakiin marki ay diideen taas ayay dagaal ku bilaabeen. Ciidankaasi waa iska caabiyay Ciidamada Kenay inkasta oo laga dilay laba askeri. Ninka u hadlay ciidamadan ayaa sheegay in sababta ay u goosteen ay ahayd kadib marki ay arkeen sida cadawtinimada ah ee uu Kenyaatigu u laynayo shacabka Soomaaliyeed dhibaatooyin kale oo fool xun oo Kenyaatigu gaystay.

HALKAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO: http://kalshaaleonline.com/dagaal-kismaayo/

Source: Kalshaaleonline.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: