WAX LA FILAAYAY UNBAA SOO YEERAY!!!


WAXAA DHOWR BILOOD HOR MAQAL NAGU SOO GAARAY IN AY DAD AAN U DHALAN AY DEGANYIHIIN TUULOOYINKA GOBOLKA JUBADDA HOOSE. UJEEDADA KA DANBAYSAY TAAS WAXAY AHAYD IN LAGA DABARGOOYO DADKA AAN KASOO JEEDIN QABIILKA AXMED MADOOBE GOBOLKA JUBADDA HOOSE. TAAS WAXAY HADDA SI TOOS AH UGA BILAABATAY KISMAAYO OO WARQADO LAGU DAADIYAY LOO SHEEGAYO DADKA INAY HADII AANAY TAAGEERSANAYN MAAMULKA AXMED MADOOBE INAY ISAGA GUURAAN MAGAALADA. TAAS KELIYA MAAHA EE WAXAA SI DADBAN DADKA LOOGU QASBAA INAY MAGAALADA KA GUURAAN KADIB MARKA LAGA BILILIQAYSTO WAX ALLAALE IYO WIXI AY HAYSTAAN SIDA GANACSIGA, RAASHINKA GURYAHA U YAALA, IYO WELIBA HANDAAAD IYO KUFSI JOOGTOAH.

WAXAAD HOOS KA DHEGAYSAN KARTAA MID KA MID AH SHACABKA KISMAAYO OO ARINTAA KA HADLAYA:

HALKAN RIIX: http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/DHAGEYSO-MID-KAMID-AH-SHACABKA-MAGAALADA-KISMAAYO-OO-KA-SHEEKAYANA-ARINTA-SOO-KORDHOAY.mp3

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: