DHOWR ASKERI OO KA GOOSATAY JABAHADDA RAASKAMBOONI OO LAGU SOO BANDHIGAY BARAAWE


Waxaa magaalada Baraawe lagu soo bandhigay afar askeri oo la sheegay inay kasoo baxsadeen Jabhadda Raaskambooni ee uu madaxda u yahay Axmed Madoobe. Askartan ayaa ku lebisan tuute u eg kan Xoogga dalka Soomaaliyeed ayna garabka u suranyahay calanka Soomaaliya.  Nimankan ayaa tilmaamay inay Jidka kusoo jireen muddo labaatan maalmood ah si ay usoo gaaraan Baraawe.

Haddaba Su’aasha ay dadku isweydiiyeen ayaa ah side bay raggan uga tirsanaayeen maleeshiyada Raaskambooni iyagoo wata tuutaha noocan ah looguse ogolaaday inay garabka surtaan calanka Soomaaliya maadaama khilaaf aad u balaaran uu u dhexeeyo iyaga iyo dowladda federaalka ah.

One Response

  1. Kuwan kama fakan Axmed Madoobe ee waa kuwo meesha la keenay. Maleeshiyada Axmed Madoobe uguma xirna garabka calanka Soomaaliya ee waxaa uga lusha calanka Kenya.

    Like

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: