FAR DUCO IYO FAR HABAAR : RUNTI MAAHA MAJAAJILO EE ARIN DHAB AH OO JIRTA DHIB WAYNA KU HAYSA SHACABKA.


Xisaab malehinta daawo dhacday dishay, inta Daktoor Falso dilay, inta qaliin lagu bartay, inta umul la dooxay iyadoo dadaal laga wado, iyo inta maalinba takhasusu cusub lagu shaqaysto oo aan aqoon loo lahayn.

Shacabka Soomaaliyeed waxay ka sheegteen ganacsade daawo dhacday amaba budo cad dhlaooyin uGu soo shuba iyo dhakthtar cilmiga waa dhameeyay leh balse aanan weligiis cashar cilmi dabiib ah aanan qaadan. Tii iigu yaabka badnayd waxay ahayd markaan maqlay in dad shaqaysta ay caafimaadka bartaan iyagoo usbuuci laba maalmood wax dhigta si ay berito dadka u daaweeyaan.

Aqristow sheekadan majaajilo maaha ee waa xaqiiqo ka jirta Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho oo noqotay meel wixi soco waayaba lagu socodsiiyo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: