XIKMAD: SHEEKADA NINKII DOODBADANAHA AHAA!!!


Maalin maalmaha ma mid ah ayaa nin u yimid imam shaafici oo ku yiri side bay ku dhici kartaa in ilaahay uu sheydaanka ka abuuray naar haddana uu naar ku ciqaabo? Imam Shaafici ayaa fikiray xoogoow yar dabadeedna soo qaatay dhoobo qalalan kuna tuuray ninkii. Ninki ayaa muujiyay inuu dareemay xanuun ka soo gaaray dhoobada lagu dhiftay.

Imaam shaafici ayaa waydiiyay ninkii: miyaad xanuun dareentay?

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: