Qarax Dhimasho iyo dhaawac badan sababay oo ka dhacay Nairobi, Kenya


Nairobi qaraxani waa kii labaad ee bamabaano gacanta la tuuro muddo 24 saac ah.  [Reuters]

Wararka laga helayo caasimadda dalkaasi Kenya ee Nairobi ayaa sheegaya in jidka Juja Road loo yaqaan ee mara xaafadda Soomaaidu u badantahay ee Eileigh uu qarax ka dhacay. Qaraxan ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen ugu yaraan afar qofood halka ay ku dhaawacmeen 25 qof oo kale. Waxaa ay goobjoogayaal sheegeen inay qaraxu uu ka dhashay kadib marki baska lagu weeraray bambaanooyinka gacanta laga tuuro.  Sidoo kale waxaa la sheegayaa in dadkii dhaawaca ahaa qarakood dhaawacoodu hali yahay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: