British Police Officer Converts to ISLAM and crying ! 2015 ISLAM IS PEACE: Waa nin dhalinyaro ah oo ka tirsan booliiska Ingiriiska oo muslimay


 

Sidee buu kuula muuqdaa dadaalka uu sameeyay ninkan iyo juhdiga uu geliyay si uu u karoodo una xifdiyao quraanka?

Ma isweydiisay nicmada Ilaahay ku siiyay oo ah inaad dhalatay adigoo muslim ah kuna kortay mujtamac muslim ah dhexdiisa?

Ma ogtahay dhibka ay u maraan dadka muslima inay diintooda bartaan inta badanna ka wanaagsanaadaan dadka ku dhshay diinta xagga aqoonta diinta?

Miyaanay kula ahayn inaan ka gaabinay inaan barano diinta?

Hadalka ninkan dhalinyaradaha ah waxaa ka mid ahaa, ficil ahaan u tus dadka kale diinta oo ku dhaqan hana ka muuqato macaamilkaada dadka iyo akhlaaqadaada; haddaba miyaan annagu taa samaynaa?

Waa su’aalo u baahan inuu is weydiiyo qof kast oo innaga mid ah hadii aanu horay ugu joogin jidkaasna uu u baahanyahay inuu hadda ku dhaqaaqo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: