Waxaa magaalada Jigjiga ee dhulka Soomalida la gumaysto ku geeriyooday weriye Axmed Xassan Cowke!!!


Novemer 17, 2015

Picture: Google images

Waxaa magaalada Jigjiga ee ah xarunta dhulka Soomalida la gumaysto (inkastoo la dhihi karo in Soomaalida oo dhan maantay gumaysi ku jirto) ku geeriyooday weriyihii Soomaaliyeed ee caanka ahaa Axmed Xassan Cawke. Waxaa la werinayaa inuu u geeriyooday kamid markii wadnaha laga qabtay ugu danbeyntiina uu wadnuhu istaagay (Heart attack). Weriye Cawke wuxuu ahaa nin taariikh fog ku leh saxaafadda Soomaalida dadkuna aad u jeclaayeen. Cawke wuxuu ka soo shaqeeyay Raadya Muqdisho laga soo bilaabo sanadkiii 1972. Kadib dagaalada sokeeye markii ay ka dheceen dalka wuxuu ka shaqeeyay wakaalada wararka iyo welib televishinada caalamiga ah. Waxaa uu muddo dheer ka shaqeeynayey BBC-da oo uu u shaqo bilaabay sanadkii 1996-di dabadeed wuxuu u wareegay VOA-da ilaa uu marki danbena ka sahqo bilaabay televishinka caalamiga ah ee ay Soomaalidu leedahay waa Unversa TV oo aad uu u daadihin jiray barjnaamijyo kala gedisan.

Axmed Xassan Cawke wuxuu dunida uga tegay lix caruur ah. Waxaan leenahay ilaahay ha u naxariisto Soomaalida oo dhanna samir iyo iimaan allah ka siiyo.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: