Xildhibaan Somaliland oo kala saarey Taliye Gaafoow iyo Wasiir Warancade


War Soomaaliyeey ogaada ama waqooyi ama bari ama koonfur ka imaada ee Soomaali baad tihiin.  Jritiaankiinuna wuxuu ku jiraa wada jirka iyo iskaashiga. Maantay meel kasta dab ayaa ka shidan inkastoo la isdhaamo hadana midda aan laysku dhaamin waa in dhamaanteen dusha nagala xukumo.  Somaliland waxaan kula talin lahaa inay noqoto meel laga hago soo celinta Soomaaliya oo laga abaabulo laguna tababaro ciidan Soomaali oo dhan ah si loogu baahiyo dalka oo dhan. Dowladnimada itaad doontaan ka qaata laakiin sharaftii Soomaalida sidii lagu soo celin lahaa aan kawada shaqayno.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: