SAWIRKAAN YAA WAX IIGA SHEEGI KARA?: AAD AYAAAN ULA YAABAY SIDA WAX U DHECEEN LAAKIIN MA GARAN


gabar

 

Madaxweynaha oo u muuqda inuu legdin kasoo hil hilanayo iyo gabre oo qof kale gacanta ka hayso. Midda kale fiiri madaxweynaha timihiisa waxaa ka muuqda bus. Wax badan ayaa qalda marka inaan ogaano waa ay wanaagsanaan lahayd. Horay ayaa loo yiri Gaber wuxuu dharbaaxay Cabdullaahi Yusuf ee hadana ma xasanuu legday? Jaakadda bus baa ka muuqda. Walaahi Soomaalidu waa ciil kama baxdo wax isuma quurto, shisheeye u jilcan, cadaw kalkaal, iyo jeebkeeyga ii buuxi oo keliya. Maantay aargada agteeda oo aan ognahay dadka u badan meeshan ayaa Xassan sidaan loogu galay waa waxa aan la qaadan karin hadii ayba sida wax u muuqdaan ay dhab tahay. Sawirkan iyo hadalka madaxweynaha waxa isku soo aadiyay ayaaba yaab leh oo uu ku amaanayo Gabere.

Gabre soow maaha kii laayay labaatan kun oo Soomaali ah dhaawacay in ka badan 50,000. Markaad xabashida sidaa ku tiraahdo waxay kugu oranayaan keligeena idiinma imaan karneen ee idinkaa ina wadateen!!! Markaas ayaad inta isku yaxyaxdo aad socodka iyo fadhigaba ka maagtaa.

Mise kani waa msawir la farsameeyay si loogu bahdilo madaxweyne Xassan Sh. Jawaabta idinka ayaa laydinka sugayaa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: