NINKII SADDEXDA DUCO OO MUSTAJAABKA AH LOO HIBEEYAY IYO SIDUU U ISTICMAALAY


Waxaa la wariyay in nin reer Banii Israaiil ah uu riyooday asagoo riyada ku arkay in ilaahay uu ugu deeqay saddex duco oo mustajaab ah (hadii uu duceeyo la aqbalayo uuna helayo wixii uu ku duceeysto).

Wuxuu kala tashaday naagtiisa sidii uu sida ugu wanaagsan ugu isticmaali lahaa saddexdan duco.

Naagtiisi ayaa kula talisay inuu iyada ugu duceeyo inuu ilaahay u kordhiyo quruxdeeda si uu u kordho wanaagga mucaasharadoodu.

Ninkii sidii ayuu ugu duceeyay naagtina quruxdeedii ayaa siyaaday. Waxay caan ka noqota reer Banii Israaiil dhexdooda ilaa uu boqor dulmiloow ah uu kufsaday naagtii.

Ninkii oo arintaas aad uga maseeyray ayaa naagtii ugu duceeyay inuu ilaahay ka dhigo eey madoow. Naagtii oo leh suuradda eey madoow ayaa timiday albaabkiisa oo ku ooyday ilaa uu qalbigiisa naxariis ugu beeranto sidaasna alle uga baryay inuu ku soo celiyo suuradeedii biniaadminimo. Sidaas ayaa saddexdii ducaba uga baabe’een

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: